Ku bilow waaya aragnimada ganacsigaaga gunada 100% ee cajiibka ah markii aad ku soo biirtid FXPrimus. Dhimistaan gaarka ah wuxuu laba jibaaraa maalgashigaaga hore, isagoo ku siinayo lacago dheeraad ah oo lagu sahmiyo suuqa oo leh kalsooni.
Waan ku faraxsannahay inaan bixino dhimis gaar ah oo ku siinayo gunno gaar ah markii aad ku ganacsaneysid FXPRIMUS. Dhimsitaan waqtiga xadidan waxaa loogu tallogalay inay xoojiso waaya aragnimadaada ganacsiga iyagoo bixinayo lacago dheeri ah oo lagu sahminayo fursado cusub iyo badinta soo celinadaada. Yaysan ku dhaafin fursadaan looga helayo wax badan ganacsiyadaada—hadda ku soo biir oo u bilow islamarkiiba ka faa’ideysiga!
Haddii aad ku cusub tahay ama aadan ku cusbeyn ganacsiga ama aad raadineysid inaad badisid fursadahaaga, Gunnada Bilowga Casriga ah waxaa loogu tallogalay inay xoojiso ganacsiyadaada laga bilaabo maalinta koowaad. Sheego gunnadaada maanta oo ku raaxeyso qibrada ganacsi oo aan kala go’a laheyn ee goobta ugu nabdoon. Yaysan ku dhaafin—riix hoos si aad u furtid hadda gunadaada!
Macaamiisha U qalmo: Dhimista waxaa loo heli karaa macaamiisha cusub iyo kuwa horay u jiray ee leh booska akoonada lacagta USD kaliya.
Noocyada Akoonka: Akoonada PrimusClassic iyo PrimusPro way u qalmaan.
Dabaajiga Ugu yar: Si aad ugu qalantid, waxaad u baahantahay inaad ku shubtid ugu yaraan $100 ama u dhiganto.
Ku shubida ugu Badan: Gunnada ugu badan ee aad heli kartid waa $500.
Akoonka Saamiga amaahda: Saamiga amaahda ee akoonada leh dhimistaan waxaa la dajinayaa ugu badnaan 1:500.
Diyaar ma u tahay inaad sare u daadid ganacsigaaga? Halkaan waa sida:
1) Gal: Gal akoonkaaga FXPRIMUS ama iska diiwaangeli haddii aad cusubtahay.
2) Dabaaji Sameyso: Ku shub ugu yaraan $100 ama ka badan si aad ugu qalantid dhimistaada.
3) Howlgeli Gunnadaada: Booqo badhanka “Promotions” ee aagaaga macmiilka, dooro Gunnada “100% Gunada Bilow Casri ah” oo riix “Activate”.
4) Bilow Ganacsashada: Gunnadaada markiiba waa lagu shubayaa. U isticmaal inaad ku sahmisid xeeladaha ganacsiga cusub oo aad u xoojisid natiijooyinkaaga.
Waqti Bixinta Xaddidan: Gunnadaada waxaa la heli karaa muddo xaddidan.
Xadidaada Saamiga amaahda: Akoonada quseeyo dhimistaan waxay helayaan xadidaada saamiga amaahda 1:500. Akoono walboo saamiga amaahda sareeyo waxaa lagu saxayaa xadidaadaan.
Saameynta Kala bixida: Kala bixid lacagaha ee akoonkaaga waxay keeneysaa ka saarida buuxdo ee deynta gunnada.
Heerka Ka bixitaanka: Heerka ka bixitaanka ee akoonada ee lagu daray dhimistaan waxaa lagu dajiyay 30%. Haddii cadadkaaga kala duwan uu gaaro 30%, nidaamka ayaa si toos ah u bilaabayo xirida boosaskaaga.
Aan-U qalmin: Dhimista looma heli karo akoonada MAM, PAMM, Copy Trading, ama PrimusZero.
Dhimista Gaarka ah: Dhimistaan laguma dari karo gunno ama dhimis kale.
Fiiri xeerarka iyo sharuudaha buuxo si aad u hubisid inaad dabooshid u qalmida iyo sharuudaha.